opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Chelsea oo £55m kuraadinaysa Xidiga PSG ee Marco Verratti

Share

Kooxda kubada Cagta Chelsea ee ka dheesha Horyaalka dalka England ayaa lacadeeyey in ay dooneyso Xidiga Gaaban ee kooxda PSG Marco Verratti kaas oo ay ku doonayaan lacag aad u badan.

Naadiga Chelsea ayaa Marco Verratti ku dooneysa lacag dhan £55m oo u dhiganta €64m) Lacagtaas oo ah mid aad uga badan mida ay soo bandhigeen kooxo badan oo kuraad jooga Xidiga dalka Talyaaniga ee PSG u dheela.

Marco Verratti oo PSG kula jira heshiis ku eg 2021 ka ayaa waxaa aad u doon doonaya kooxo badan oo yurub waxaana kooxaha doonaya ka mid ah Inter, Milan, Bayern Munich, Barcelona iyo Real Madrid kuwaas oo lacag aad u badan ladaba jooga.

Macalinka Chelsea Antonio Conte oo Xiliga soo socda dheelaya koobka UEFA Champions League ayaa doonaya in uu khadkiisa dhexe ka dheelsiiyo wiilkaan mucjisada ah ee Marco Verratti kaas oo uu geed dheer iyo geed gaabanba u fuuli doono sidii uu ku keeni lahaa Stamford Bridge.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook