opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

DFS Oo Shaqada Ka Erineysa 985 ruux oo Shaqaale ah

Share

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lasoo sheegayaa in hadda ay qorsheynayso in shaqooyinkooda ay ka eriso shaqaalihii ugu badnaa ebed, kadib markii la sheegay iney noqdeen kuwo aan shaqeysan.

Xog ay heshay wakaaladda wararka ee Wardoon.net ayaa sheegeysa in dowladda ay shaqada ka burineyso 985 ruux, kuwaasi oo lagu soo eedeeyay mashaqeytenimo.

Xafiisyada dowladda waxaa labadii bil ee ugu dambeysay ka socotay qiimeyn lagu sameynayo shaqaalaha, hase ahaatee waxaa soo baxay shaqaale badan oo aanba dalka joogin misane mushaarkooda qaata, kuwo aan shaqada imaan oo hadane lacagtooda iska qaato iyo kuwo kale.

Waxaa hadda la diyaariyey dhammaan magacayada shaqaalaha laga eryi doono shaqada, iyadoo booska shaqaalahanna kuwo cusub loo qaadan doono sida qorshaha yahay.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook