opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Galmudug Iyo Puntland Oo isu hub ururusanaya

Share

Waxaa laga baqayaa in dagaal culus uu mar kale gobolka Mudug ku dhexmaro ciidamada maamullada Puntland iyo Galmudug, iyadoo lasoo sheegayo in deegaanno ku dhow Gaalkacyo ay xiisad ka jirto.

Gaadiid dagaal oo laga leeyahay maamulka Puntland ayaa la sheegay in qof Geelleyd ah ku dilay deegaanka Ballibusle ee gobolka Mudug, waxaana sidoo kale halkaasi ku dhaawacmay dad kale.

Gaadiidkan ayaa sidoo kale la sheegay in lagu soo dhacay Geel ay lahaayeen beello dega Galmudug, taais oo xiisad aad u daran keentay.

Deegaanka Balli Busle waxaa hadda laga soo sheegayaa iney ka jirto xiisad dagaal oo Labada dhinac u dhaxeysa, waxaana isku hub uruursanaya Maleeshiyaadka Labada dhinac halkaasi ka jooga.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook