opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Galmudug oo Xiriirka u jartay Wasaarada Waxbarashada Soomaaliya +Cod

Share

Wasaarada Waxbarashada ee Maamulka Galmudug ayaa sheegtay in ay hakisay xiriirkii ay lala laheyd Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya.

Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Waxbarashada ee Maamulka Galmudug Abshir Cabdi Shiiqoow ayaa sheegay in ay joojiyeen Wada shaqeyntii ay la lahaayeen Wasaarada Waxbarashada Dowladda  Soomaaliya.

Wasiirka ayaa ku eedeeyay Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya in ay ka jirto maamul xumo baahsan.

Sidoo kale waxaa uu sheegay in Galmudug aan wali la soo gaarsiin lacagihii loogu tala galay in lagu qaado imtixaanada Ardayda dugsiga Sare.

Waxa uu sheegay in ay si iskood ah u qaadayaan Imtixaanada isla markaana aysan waxbo ugu baahneyn Dowladda maadaama dhowr jeersida uu sheegay ay u dacwoodeen.

 

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook