Jaaliyada Norway oo taageertay Gudoomiye Thaabit +65 Sawirro+Video

Waxaa Magaalada Oslo ee Caasimada Norway lagu Qabtay kulan Muhiim ah oo lagu Tagerayay Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Banaadir Thaabit Cabdi Maxamed kulankaasi oo ay ka soo Qayb Galeen odayaal , Siysaasiyin ,Bulshada Norway .
Dadkii halkaas kahadlay ayaa shucuurtooda kumuujiyay sida ay utaageersan yihiin Gudoomiyaha cusub iyo waliba inuu yahay nin kasoobixi kara hooshaan culus ee loodhiibay iyagoona kula dardaarmay inuu meel saaro xaqa kamaqan Magaalada Muqdisho .
Munaasabada ay ku soo Dhamaday Jawi Dagan .

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook