Jaaliyada Somalida Norway oo taageertay Madaxwayne Xaaf+Sawirro+ Video

Waxaa Magaalada Oslo ee Caasimada Norway lagu Qabtay kulan Muhiim ah oo lagu Tagerayay madaxweynaha Cusub ee Dowlad Gobaleedka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle “ Xaaf” kulankaasi oo ay ka soo Qayb Galeen odayaal , Siysaasiyin ,Bulshada Norway .
Dadkii halkaas kahadlay ayaa shucuurtooda kumuujiyay sida ay utaageersan yihiin madaxwaynaha cusub iyo waliba inuu yahay nin kasoobixi kara hooshaan culus ee loodhiibay iyagoona kula dardaarmay inuu Ahlusuna xalwaara kakeeno nabadana ugu baaqo
Munaasabada ay ku soo Dhamaday Jawi Dagan .

 

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook