Salaad Cali Jeelle oo ka hadlay Xildhibaanada la magac baxay Horu-socod +Video

Waxaa uu sheegay in go’aanka xildhibaanada uu niyad jebiyay dad badan oo filayay in xiligan ay Soomaaliya raacday wadadii hormarka iyo nabadda.

Salaad Cali Jeelle ayaa sheegay in xukumada cusub ay kaliya jirto bil iyo dhowr maalin isla markaana aanan la gaarin xiligii go’aankaas deg deg ah la qaadan lahaa.

Hadalka Salaad Cali Jeelle ayaa kusoo aadaya xili Xildhibaanadii horu-socod ay badaleen qorshahoodii ay ku mucaaradeen dowladda .

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook