opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Wiil 14 sano jir ah oo Jaamacad ka baxay +Video +Sawirro

Share

Wiil 14 jir ah kana tirsan Madawga dalka Mareeykanka ayaa jabiyay Iskoor caalami ah kaas oo noqday Jaamicigii Dunida ugu da´da yaraa gaar ahaan dalka Mareeykanka .

Wiilkaan yar ayaa waxaa lagu magacaabaa Carson Huey wuxuuna dhanka wax aqriska iyo qorista bilaabay isaga oo 2 sano jir ah . Carson Huey ayaa iminka ka qalin jabiyay Jaamacada Texas ee cariga Mareeykanka , kaas oo fahamkiisa aad loo la yaabay .

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook