opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

10 Qof oo Ku geeriyooday Gobolka Mudug & Xaalada oo Cakiran +COD

Share

Wararka inaga soo gaaraya Wuqooyiga Gobolka Mudug ayaa waxay sheegayaan in 10 Qof ay geeriyoodeen.

Deegaanka Xarfo Ee Gobolkaasi ayaa waxaa ka dilaacay Cudurka Shuban Biyoodka oo dadka qaarkood ay hadda la il daran yihiin.

 

Carruurta ayaa ugu badan oo 8 ay geeriyootay inta la og yahay iyo Labo Qof oo waa weyn oo Cudurka uu sabab unoqday inay dhintaan.

Gudoomiyaha Deegaanka Xarfo Bashiir Macalin oo Saxaafada la hadlay waxa uu sheegay in dad badan ay hadda la jiifaan Cudurka Daacuun Caloolaadka.

Waxa uu Bashiir sheegay inay doonayaan Gurmad deg deg ah oo lala Soo gaaro si buu yiri Xaalada Caafimaad dadkaan wax looga qabto.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook