Cheick Tiote oo Maanta lagu Aasay Magaalada Abidjan +Sawirro

 

Waxaa Maanta Magaalada Abidjan ee Caasimada dalka Ivory Coast lagu aasay Cayaaryahankii dhawaan geeriyoodey ee Cheick Tiote kaas oo meydkiisa beryahaan lagu hayey isbitaal.

Cheick Tiote oo ahaa Cayaaryahan muslin ah oo 30 Sano jir ah ayaa wadnuhu istaagay xili uu kujirey Tababarka koox dalka Shiinaha ah oo uu u dheelayey.

Aaska Cayaaryaahnkii hore ee Newcastle United Cheick Tiote Waxaa ka soo qayb galay Cayaartoy waa weyn oo u dhashay dalka Ivory Coast Waxaana ka mid ahaa Cayaratoyda Aaska ka qayb gashay Kolo Toure, Wilfried Bony iyo Salomon Kalou. iyada wejiyadooda laga dareemayey murogo aad u weyn.

CHEICK TIOTE

Born: June 21, 1986

Nationality: Ivorian

Clubs: Anderlecht, Roda, Twente, Newcastle, Beijing Enterprises

International caps: 52 (1 goal)

Honours: Belgian First Division (2006, 2007); Belgian Super Cup (2006, 2007); Eredivisie (2010); Dutch Super Cup (2010); Africa Cup of Nations (2015)

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook