opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Dowladda oo xirtay jidadka xafadaha iyo shacabkii oo qayliyay +Sawirro

Share

Shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa hadda waxa ay u muuqdaan kuwo ku dhow iney nacaan dowladda uu hoggaaminayo madaxweyne Farmaajo, kadib waxyaabo aysan shacabka ku qancin oo ay la yimaadeen.

Kadib markii dowladda ay xirtay dhammaan jidcadayaasha Muqdisho si loo qabto gaadiidka qaraxyada wada ayaa taasi waxay noqotay caqabad hor leh.

Dadku ayaa kaliya isticmaalin Afarta Laami ee magaalada ee xaafadaha ayuu doonayaa qof walbo in gaarigiisa la tago ama waxa dhici karta qatar caafimaad.

Dowladda iyadoo eegeysa oo kaliya gaadiidka is qarxinaya ayaanay ka fekerin danta shacabka iyo dhimaatada ay keeni karto arrintaasi.

 





Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook