opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

France oo lakulantay Guuldaro Xanuun badan+Sawirro

Share

Xulka dalka France ayaa lakulmay Guuldaro Xanuun badan kulankii isreeb reebka koobka aduunka ee ay ladheeleen dalka Sweden Waxaana looga badiyey 2-1.

Guuldarada ku dhacday dalka France waxaa Sabab u ahaa qalad uu sameeyey Goolhayaha dalkaas ee Hugo Lloris kaas oo kubad si qaldan uu isaga fogeeyey laga dhaliyey daqiiqadii ugu danbeysey ee Cayaarta.

Goolka waxaa ku hormaray xulka France Waxaana si mucjiso ahaa ugu dhaliyey Weeraryahanka damiinka lagu Tilmaamo ee u dheela Arsenal Olivier Giroud balse Waxaa bareejeeyey Xidig ka dheela Horyaalka France oo lagu Magacaabo Jimmy Durmaz.

France ayaa looga badiyey Gool laga soo laaday meesha laga baasto kubada Waxaana shabaqa lahelay Xidiga lagu Magacaabo Ola Toivonen Goolkaas oo Sweden u dhiibay Hogaanka Gruubka ay kuwada jiraan labada wadan waxaan ay wada leeyihiin min 13 dhibcood.
MATCH FACTS

SWEDEN: Olsen; Lustig, Granqvist, Lindelof, Augustinsson; Johansson, Durmaz (Claesson 76), Ekdal (Larsson 77), Forsberg, Toivonen; Berg (Guidetti 88).

SUBS NOT USED: Krafth, Helander, Olsson, Hiljemark, Larsson, Jansson, Nyman, Nordfeldt, Linde.

GOALS: Durmaz 43; Toivonen

FRANCE: Lloris; Sidibe, Varane, Koscielny, Mendy; Matuidi, Pogba; Sissoko, Griezmann (Mbappe 75), Payet (Lemar); Giroud.

SUBS NOT USED: Digne, Costil, Umtiti, Dembele, Kimpembe, Rabiot, Lacazette, Areola, Jallet, Kante.

GOALS: Giroud 37

REFEREE: Martin Atkinson.

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook