Gabre oo xil cusub loo magacaabay

 

Col. Gabre oo ah Sarkaal Itoobiyaan oo la shaqeynaayay Urur goboleedka IGAD ,islamarkaana dadka Siyaasadda la socdaa ay sheegaan in uu saameyn ku lahaa Siyaasadda Soomaaliya ayaa waxaa loo magacabaay Xil cusub ka dib markii dhawaan laga qaaday Xilkii uu ka hayay Arrimaha Soomaaliya ee IGAD.

Xoghayaha Guud ee Urur Goboleedka IGAD Maxbuub Macalin ayaa u magacaabay La Taliye sare ee arrimaha Siyaasadda ee Xoghayaha Guud ee IGAD.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook