opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Galmudug oo Weerar Cir Iyo Dhul Ah Ku Qaadi Doonaa Ururka Alshabaab +Cod

Share

Madaxwaynaha galmudug axmed ducaale geele xaaf ayaa markii ugu horaysay sheegay in maamulkiisu uu qaadi doono dagaal ka dhan ah ururka alshabaab ee ku sugan deegaano ka tirsan galmudug kuna yaala gobalada mudug iyo galgaduud

Axmed ducaale geele xaaf madaxwaynaha dawlad gobaleedka galmudug ayaa carabka ku adkeeyay in haatan la diyaarinayo ciidankii weerari lahaa alshabaab dhawaana galmudug ay qaadi doonto dagaal dhan walba ah oo alshabaab lagaga xoraynayo deegaanada ay ka joogaan galmudug

Ururka alshabab ayaa gacanta ku haya dagmooyin badan oo ka tirsan galmudug kuna yaala gobalada mudug iyo galgaduud waxaana ka mid ah goobaha ugu waa wayn ee alshabaab haatan ay galmudug ka joogaan magaalooyin xarardheere iyo ceelbuur oo gacanta ugu jira xarakada alshabaab

Madaxwaynaha galmudug ayaa sidoo kale ka hadlay wixii u qabsoomay tan iyo markii loo doortay madaxwaynaha galmudug asagoona soo hadal qaaday wada hadalada ahlusuna iyo galmudug.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook