Garaadka Guud ee Dhulbahante oo ka Horyimid Heshiiskii Hargeisa, Kuna Tilmaamay Khiyaano Qaran +Cod

 

Garaad Jaamac Garaad Cali Garaad Jaamac ayaa ayaa si weyn uga Horyimid go’aamadii maamulka Khaatumo lagu biiriyey Somaliland wuxuuna ku tilmaamay khiyaano Qaran.

Garaadka ayaa sheegay in ay siyeen kalsooni iyo wakhti balse ay maamulkii Khaatumo doorteen inay dadkooda Adhaxda jabiyaan. Wuxuu sheegay Garaadku in maalintii uu lahaa nina Gunimo kula Tartami maayo Ali Khaliif garabkiisa fadhiyey, hadana uu tii taagan yahay.

Wuxuu cadeeyey inaysan cidina ku matalin Hargaysa, dadkiisana aan la waardig karen, masiirkuna uusan ku baaba’ayn mudarada ay sameeyeen raggii hogaanka loo dhiibtay,Garaadka ayaa soojeediyey qodob muhiima.

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook