opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Jack Wilshere oo la aqal galay Gabadhii uu kuriyoon jirey+Sawiro

Share

Cayaaryahanka kooxda kubada cagta Arsenal iyo Xulka dalka England Jack Wilshere ayaa ka mid Noqday Cayaartoy badan oo ka dheesha Horyaalka dalka England oo aqal galay Xiliga gaaban ee fasaxa kadib markii uu aroosey gabadhii uu kuriyoon jirey.

Jack Wilshere ayaa Aroosey gabadha lagu Magacaabo Andriani Michael Taas oo in badan uu ka dhaxeeyey Xiriir Jacayl waxaana Arooskoodu ka dhacay dalka Talyaaniga halka loo yaqaan Tuscany.

Lamaanaha oo ilaa yaraantoodii uu ka dhaxeeyey Jacayl isla Markaana wada dhigan jirey Iskuul ayaa ku sugnaan mudo 3 Maalmood ah dalka Talyaaniga kadibna waxa ay ku laaban doonaan London oo Gurigooda ah.







 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook