John Terry oo heshiis lagaaray koox ka dheesha Premier League

Daaficii weynaa ee kooxda Kubada Cagta ee John Terry ayaa lasheegayaa in uu heshiis lagaaray Kooxda kubada Cagta Bournemouth isla Markaana uu ku sii negaan doono Horyaalka Premier League.

John Terry ayaa laxaqiijiyey in uu Wadahadal Saacado badan qaatay layeeshay Macalinka Naadiga Bournemouth ee Eddie Howe kaas oo ay isku afgarteen in uu dheelo kooxdiisa.

Xidigii hore ee Naadiga Chelsea John Terry oo uu soo xigtay Wargeyska The Sun ayaa sheegaya in uu Saxiixi doono heshiis 2 Sano ah oo uu ugu dheeli doono Naadiga Bournemouth isaga oo mushaar ahaan u qaadan doona Todobaadkii lacag Gaareysa £100 Waxaana lagu dhawaaqi doono heshiiska Saacadaha soo socda.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook