Kaftanka Siyaasada Arinta KHAATUMO Iyo Soomaliland, Khilaafka Khaliijka+Video

Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamijka Kaftanka Siyaasadda oo ay si Wadajir ah usoo Saaraan Wariye Cali Xaraare iyo Yaasiin Ducaalle.

Barnaamijka ayaa waxaa lagu soo qaatay ugu Horayn Arinta Khilaafka dalalka Khaliijka, Go’aanka Dawladda Soomaaliya qaadatay, Lacagtii la hor dhigay Madaxwayne Farmaajo, Puntland iyo Baarlamaankeeda, Saamaynta Jabuuti ay ku yeelatay Ciidankii Qadar ee ka baxay iyo Xiisada u dhaxaysa Eritrea, Dhibaatada ka taagan Safaarada Soomaaliye ee Pakistan iyo Arinta khaatumo iyo Somaliland.

Ugu danbayntii waxaa la shaaciyey sir culus oo ku saabsan Ciidankii Al-shabaab ee ku sugnaa Buuraha Gal-gala oo Qayb kamid ah ay Hada doonayaan inay Fadhiisin ka samaystaan Qaybo kamid ah Sanaag iyo Ceerigaabo.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

One thought on “Kaftanka Siyaasada Arinta KHAATUMO Iyo Soomaliland, Khilaafka Khaliijka+Video”

  1. Mohamed ceynab says:

    Asc horta aniga Ma ihi rer puntland laakin cali xaraare barnaamij ad soo jeedisay oo an puntland an ku jirin Ma la arkay . Waxaan kale oo an kuu sheegayaa puntland waa mamul gobaleedka ogu roon oo mashaariic badan Ka fuleen sistem ahaana u roon qaladaad wey yeelan kartaa laakin mamul goboledyada kale ee wax sistem an Ka jirin maxaad oga hadli weyday . Laakin maalin walba hadaad Ka hadasho hal topic xiiso Ma lahaanayo barnaamijka ad soo jeediso maxaad u arki weyday dhibaatada shacabka ku nool gobaladaas bal isku day in aad dhibka meelaha kale jira in Ka hadasho

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook