opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Kooxda Shabaab oo soo bandhigay Muuqaaladda Xasuuqii ay ka geysteen Af-Urur +SAWIRRO

Share

Dagaalkii ka dhacay deegaanka Af URUR ee gobolka Bari ayaa lagu laayay askar badan oo P/Land ah iyo dad shacab ah.

Todobaad kadib dagaalkaas, Kooxda AlShabaab ayaa soo bandhigtay Sawirada dagaalkaas oo dhacay 8-dii Jube 2017.

Sida lagu arki karo sawirdan ay baahisay Shabaab waxaa ka muuqda qasaare weyn oo gaaray xerada iyo ciidamada Puntland, oo ay ku jiraan gaadiid la gubay iyo hub la bililiqeystay.

Si kastaba, Dagaalkaas ayaa la sheegay in lagu dilay 45 askari oo ka mida ciidamada Puntland oo ay ku jiraan saraakiishii ugu sareysay ee saldhiggaasi.

Maamulka P.Land ayaa dhankooda sheegay in ku dhawaad 25 askar Shabaab ah ay dagaalkaas ku dileen.















Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook