Madaxweyne Xaaf oo Magacaabay Caasimadda KMG ah ee Galmudug

Madaxweynaha Galmudug ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaqay Caasimadda ku meel gaarka ah ee dowlad goboleedka in ay noqoneyso Magaalada Cadaado.

sidoo kale waxa uu si ku meel gaar ah u magacaabay wasiir kuxigeenka wasaarada Qorsheynta iyo mashaariicda Goboleedka Dowlad Galmudug.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook