opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Man United iyo Arsenal laguma qaado Ballon d’Or sidaa daraadeed uma socdo

Share

Xidig yaraha Caalamku wada doonayo ee Kylian Mbappe ayaa rajo xumo ku abuuray kooxaha dalka England ee doon doonayey kadib markii uu sicad u sheegay in uusan dooneyn in uu ku biiro.

Kylian Mbappe” Kooxaha Manchester United iyo Arsenal laguma qaado abaal marinta Ballon d’Or iyo Champions League sidaa daraadeed ayaanan ugu biiri doonin sidaa waxa uu sheegay Markii ay dhamaatay Cayaartii France iyo England ee dalkiisu dhegaha ka Garaacay Ingiriiska.

Cayaaeyahankaan oo Waraysi siiyey French outlet TF1.ayaa cadeeyey in uu ku hanweyn yahay in uu midkood ka dheelo Horyaalada Spain iyo Talyaaniga maadaama riyadiisa ugu weyn ee uu doonayaa tahay in uu Ku Guuleysto koobka UEFA Champions League iyo abaal marinta Ballon d’Or.

Wiilkaan oo silayaab leh u dheeley kulankii Xalay dalkiisu 3-2 ku Garaacay England ayaa dalab rasmi ah ka haystaa sida lacadeeyey kooxaha Juventus Real Madrid, Manchester United, Arsenal iyo Liverpool kuwaas oo dhamaantood doonaya in ay soo qaataan wiilkaan 18 Sano jir ah ee u dheela kooxda Monaco.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook