Man United oo shaacisay maalinka lagu dhawaaqi doono heshiiska Alavaro Morata

 

Kooxda kubada cagta Manchester United ee dalka England ayaa shaaca ka qaaday maalinka kama damabaysta ah ee ay doonayaan in ay soo afjaraan lasoo Wareegitaanka Weeraryahanka Real Madrid ee Alavro Morata kaas oo ay lagaareen heshiiska shaqsiga ah.

Jose Mourinho oo ah Macalinka Manchester United ayaa TV ga MUTV u sheegay in maalinka isniinta ah ee lagu dhawaaqi doono heshiiska rasmiga ah ee ay kula soo Wareegayaan Alavaro Morata kaas oo ay ka soo qaadanayaan Real Madrid.

Manchester United ayaa ku soo iibsanaysa Xidigaan aduun lacageed Gaaraya €73 million oo u dhiganta (£64.1m) Waxa uuna isniinta Saxiixi doonaa sida qorshuhu yahay heshiis 5 Sano ah oo uu ugu dheeli doono Man United.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook