opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Manchester United oo Kaalinta koowaad kagashay 10 ka Naadi ee ugu Lacgta badan Caalamka

Share

Kooxda kubada Cagta Manchester United ee dalka England ayaa dib ugu soo laabatay booskeedii koowaad iyada oo kala baxday Real Madrid oo horay u ahayd Kooxda ugu Taajirsan Caalamka iyo qaarada yurub intaba.

Xiriirka kubada Cagta UEFA ayaa soo saaray qiimeyn lagu Sameeyey 10 ka kooxood ee ugu Taajirsan qaarada yurub iyo dunida waxaana Kaalinta koowaad ku soo baxay Manchester United.

Hadaba waa kuwee 10 Naadi ee Caalamka ugu Taajirsan iyo lacagta ay haysato mid kasta ee Bangiga u taala?

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook