Masjid ay Rag iyo Dumar kuwada dukadaan oo laga furay Jarmalka +SAWIRRO

Wargeyska Daily Mail ayaa soo bandhigay warbixin iyo sawiro uu ku sheegayo in dalka Germany laga furay Masjidkii ugu horeeyay ee wadaag ah, oo ay ku wada tukanayaan suniyiinta, shiicada, ragga, dumarka iyo waxa ay ayagu yiraahdeen Gay_Muslim, waxana laga mamnuucay in haweenku qaataan xijaab marka ay tukanyaan, waxaa imam looga dhigay Islaan qaawan oo xukminaysa in raga iyo dumarku isku dhex tukudaan.

Germanay waxaa ku nool 4,Million oo muslimiin ah kuwaasoo badi ka soo jeeda Turkiga, bariga dhexe iyo waqooyiga Afrika, hadana ayagoo illaashanaya magangalyadooda ayaa laga yabaa inay u hogaansamaan dhaqankaan foosha xun ee lagu ba’sanayo diinteena islaamka ah, Muhiimada dhismaha gurigan loogu magacday masjidka Ibn Rushd-Goethe ayaa lagu sheegayaa in lagu difaaco Dimuquraadiyadda, wuxuuna ku dhexyaalaa kaniisad ku taala gudaha baarliin.


Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

One thought on “Masjid ay Rag iyo Dumar kuwada dukadaan oo laga furay Jarmalka +SAWIRRO”

  1. Ahmwd says:

    Waaa uun ayaamo kooban iyo is tus tus qorshaha ka dambeeyana waa muska usha ku dhufo bahaladda ku jiraahi hasoo boodaane. Waa la fahmaan u mudaaa warkaaaas. Jarmalka oo ayaamahaan qansho iyo. Daran ay haysay ayaa rabba in uu ogaado magafayaasha nadtooda ku qamaara halka ay ku jiraan. Marka saas ayaa hoqshaan loo bilaaabay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook