opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Oslo oo oo laga furayo Masjid Lagaroonayaasha kuwada dukandoonaan +SAWIRRO

Share

Waxaan dhisi doonaa Masjid naagaha leeyihiin imaamna ay kayihiin, waxaana kuwada dukandoona Rag iyo Dumar.
Masjidkan ayaa waxaa laga dhisi doonaa Bartamaha Oslo waxaana lagu magacaabi doonaa Masjidka Nisa oo macnaheedu yahay Masjidka Dumarka.

Sida uu shegay qaban qaabiyaha arintan oo  layiraahdo Thee Yezen Al-Obaide .

Thee Yezen Al-Obaide ayaa wuxuu leeyahay masjidkan wuxuu u furan yahay dhamaan lagaroonayaasha iyo kuwa raganimadooda katagay ee naag iska dhigay ee looyaqaan shemalka.

Tani ayaa kusoo aadaysa marki jimcihi hore ay magaalada Barlin laga furay wax Masjid lagu sheegay kaas oo ay kuwada dukanayaan Raga iyo dumarka iyaga oo isla wada fadhiya xijaabna u dhaxayn madaxana ufedanyahay.

Arintaas ayaa waxaa  siwayn uga carooday Muslimiinta kunool daka Jarmalka waxaana ilaalo kayahay Askar oo ilaalinayay amaanka meeshaas ay kusheegeen Masjidka.

HALKAN KA AQRI SHEEKADAAN





Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook