Paul Pogba oo lagusoo arkay China

Cayaaryahanka Caalamka oo dhan ugu qaalisan ee Paul Pogba ayaa booqasho ku jooga Magaalo kutaala dalka Shiinaha halkaa oo uu Xiligaan ku suganyahay.

Paul Pogba ayaa booqday Magaalada Forbidden City halkaa oo uu kula kulmay siweyna ay ugu soo dhaweeyeen Taageerayaal Manchester United kuwaas oo aad ugu farxay in lakulmaan Xidiga dalka France ee Pogba.

Xidigaan oo dhawaan booqday Magaalada barakaysan ee Makka ayaa weli kujira booqashadii uu ku marayey Caalamka bisha Ramadaan waxaana uu hada kusuganyahay qaarada Asia Gaara ahaan dalka Shiinaha oo uu kaga sii gudbi doono dalalka kale oo fara badan.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook