opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Paulo Dybala oo lagula taliyay inuu katago Juventus

Share

Daafaca kooxda kubada Cagta Juventus ee u dhashay dalka Braziil Dani Alves ayaa sheegay in uu kula taliyey Cayaaryahanka ay isku kooxda yihiin ee Paulo Dybala in uu katago Naadigaas hadii uu doonayo Magac weyn in uu yeesho.

Dani Alves oo lagu yaqaano mid hadaladiisu cad cad yihiin isla Markaana aan laganban Fikirkiisa ayaa waraysi uu bixiyey ku amaanay Cayaaryahanka Paulo Dybala kaas oo uu kutilmaamay mid leh awooda ay leeyihiin Messi iyo Ronaldo balse ay tahay in uu katago Juventus oo uu u dheelo naadi kale sida uu hadalka u dhigay.

Cayaaryahan Dani Alves ayaa kula taliyey Paulo Dybala in uu u dheelo Barcelona ama Real Madrid oo kale hadii uu doonayo in ku guuleysto koobab iyo abaal marino waa weyn Waxaase hadalkaas ka xumaaday Taageerayaasha kooxda Juventus oo ka codsaday in uusan qaadan Talada Dani Alves.

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook