opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Somaliland oo Weerar ku qaadaysa Eleteria +Cod

Share

Suldaan Ibraaahim Dacar Yuusuf oo ka mida ah waxgaradka gobolka Owdal ayaa ka hadlay xiisada dagaal ee u dhaxeeysa dowladaha Jabuuti iyo Eleteria ee ka taagan Xaduuda labada dal.

Suldaanka ayaa sheegay in marnaba aysan ogolaan doonin in taako ka mid ah dhulka Jabuuti in ay galaan Ciidamada Eleteria islamarkaana hadii ay yihiin odayasha Dhaqanka Maamulka Soomaaliland in ay diyaar u yihiin in ay garab istagaan.

Waxa uu sheegay in haatan ay diyaarinayaan ciidamo gaar ah kuwaas oo dagaal ku qaadi doona kuwa Eleteria iyagoo garab siinaya ciidamada Jabuuti.

Sidoo kale waxa uu ugu baaqay madaxweynaha dalka Eleteria in uu joojiyo dhaqdhaqaaqa ciidan oo uu ka wado Xadka u dhaxeeyo labada dal ee Jabuuti iyo Eleteria hadii uu ka waantoobi waayana ay Gudaha dalkaas ka abuuri doonaan Jabhado la dagaalama Ciidamada Eleteria sida uu hadalka u dhigay.

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook