opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Ugaaska Beesha Cayr oo kajawaabay Eedayntii Ugaaska Xawaadle ee ahayd in Ugaaska uu Hurinayo Dagaalka ka Socda Xadka Galgaduud iyo Hiiran +COD

Share

Iyadoo Eedeyn loo jeediyey Ugaaska Beesha Ceyr islamarkaana la sheegay inuu hurinayo Dagaalka ka Socda Deegaanka Donyaaleey ayuu warkaasi ka jawaabay.

Waxaa jirtay in Ugaaska Xawaadle Ugaas Xasan Ugaas Khaliif uu sheegay in Ugaaska Ceyr uu diiday Wada hadal la galo balse Ramadaanka kadib uu balamiyey.

Waxa Ugaas Xasan Ugaas Khaliif uu sheegay inay qadka Taleefoonka kuwada hadleen isaga iyo Dhigiisa Beesha Ceyr kana soo baxday war aan lagu qancin.

HOOS KADHAGAYSO HADALKA UGAASKA BEESHA CEYR

HOOS KADHAGAYSO HADALKA UGAASKA BEESHA XAWAADLE

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook