opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Wafdi Ka Socda Qaramada Midoobay Oo Gaaray Hobyo +Sawirro

Share

Saraakiil ka socota Qaramada midoobay ayaa booqasho ku tagay magaalo xeebeedka Hobyo, wafigaan oo isugu jiray Ajnabi iyo Soomaali ayaa kasoo dagay garoonka diyaaradaha Hobyo.

Maamulka degmada iyo madax kale ayaa kusoo dhaweeyey garoonka, waxayna booqdeen goobo badan oo ay ka mid tahay dekada Hobyo.

Ujeedada safarka saraakiishaan ayaa lagu sheegay u kuurgalidda amniga Hobyo, oo la filayo in dhawaan laga fuliyo mashaariic farabadan.

Wafdiga ayaa kulan la qaatay masuuliyiinta Galmudug ee ku sugan degmada Hobyo, waxay xubnahaaan dib ugu laabteen magaalada Muqdisho.

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook