opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Wasiir Daba geed oo Dhexda Uxirtay daminta colaada Banyaaleey +Cod

Share

Waxaa socda waan waan lagu kala dhex galay maleeshiyo Beeleedkii dhawaanahaan ku diriray Deegaanka Banyaaleey Ee Gobolka Hiiraan.

Dagaal Beeleedkaasi ayaa geystay khasaaro iskugu jira dhimasho iyo dhaawac.

 

Xubno katirsan Maamulka HirShabelle ayaa hadda kusugan Banyaaleey si ay garta ugalaan wixii la kala tabanayana la xaliyo.

Wasiirka Dib Uhehsiisiinta HirShabelle Yuusuf Axmed Xagar (Daba geed) iyo Mas’uuliyiin kale ayaa ku baxay Daminta Xiisadii Dagaal Ee Beelaha Xawaadle iyo Ceyr dhexmartay.

Isaaq Cali Cabdulle oo ah taliyaha Ciidanka Booliska G/Hiiraan ayaa sheegay inay ku rajo weyn yihiin in la dhameeyo Dagaalkaasi wixii sababay.

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook