Wasiirka Arimaha Dibada ee Somaliya Yuusuf Garaad oo lakulmay jaaliyada Somalida ee Norway +50 Sawirro +Video

Kulan lagu soodhawayanayay Wasiirka arimaha dibada ee Soomaaliya Yuusuf Garaad ayaa maalintii shalay lagu qabtay magalada Oslo ee Caasimada Norway kulankan ayaa ahaa mid jaaliyada loogaga waramay xaaladihii ugu dambeeya ee dalka iyo waxa dowladan cusub ay doonayso inay qabato iyo wixii ilaa hada uqabsoomay.
kadib waxaa bilowday su aalo lawaydiiyay wasiirka kuwaasoo ahaa kuwo kala duwan , dadka qaar ayaa wasiirka uga dacwooday dhibaatooyin ay sheegeen ianay dowlada Norway kala kulmeen ayna dowlada kadoonayaan inay waxkaqabato.



Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook