opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Willy Caballero oo Tijaabo Caafimaadna u maraya Chelsea

Share

Goolhayaha u dhashay dalka Argentina ee Willy Caballero ayaa lasheegayaa in uu heshiis lagaaray Naadiga Chelsea ee difaacan doonta Horyaalka dalka England kadib markii uu ka dhamaaday heshiiskii uu kula joogey Kooxda Manchester City.

Willy Caballero ayaa lasheegayaa in uu soo gaaray magaalada London halkaa oo uu Tijaabo Caafimaad ugu mari doono Saacadaha soo socda Waxaana lasheegayaa in uu Saxiixi doono heshiis laba Sano ah.

Xidigaan ayaa badali doona booskii uu baneeyey Goolhaye Asmir Begovic oo ka dhaqaajiyey kooxdaan kuna biirey kooxda Bournemouth Waxaana doon doonayey Tan iyo Markii ay iska fasaxday Manchester City kooxaha Newcastle United iyo Boca Juniors balse Waxa uu 35 Sano jirkaan ka doortay Chelsea in uu ku biiro.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook