Xulka Talyaaniga oo ku bar bartay Uruguay +sawirro +Video

Xulka dalka Talyaaniga ayaa Guul muhiim ah ka Gaaray kulankii Saaxiibtinimo ee ay Magaalada Nice ee dalka France kula dheeleen Xulka dalka Uruguay waxayna kaga badiyeen 3-0.

Talyaaniga oo si weyn uga Gacan Sareeyey Uruguay ayaa Goolasha Waxaa u kala dhaliyey Xidigaha kala ah Eder Daniele De Rossi iyo mid ay iska dhaliyeen Waxaana dalka Uruguay ka maqnaa inta badan Cayaartoydii waa weyneyd ee dalkaas.

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook