Koobka Ciida Norway oo Oslo Lagu qabtay+Sawirro+Video

Waxaa maalintii shalay magaalada Oslo ee caasimada Norway lagu qabtay tartan ciyaareed lagu maamusayay Ciida taasoo cilad farsamo dib ugu dhacday in xiligeeda lagu qabto,
ciyaarahaan ayaa waxaa kasooqayb galay dhowr kooxood oo kadhisan dalka Norway magaalooyinkiisa kala duwan Sida Shashborg, Honifos,iyo Oslo oo ay kayimaadeen dhowr kooxood .
kulankan ayaa waxaa foda is daray 7 kooxood oo is reereebayay ilaa ay markii dambe koobka kuguulaysatay Koox kuciyaaraysay magaca Holamlia.
waxaa xusud mudan in kooxda Holmalia ay dhwor koob kuguuleesteen iyadoo finalka ay isla yimaadeen Kooxda SYL oo iyadu dhawaan kusoogulaysatay Koobka Ramadaanka oo lagu soogaba gabeeyay Magaalada Daramen.

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook