Akhriso Liiska AC Milan Cayaartoyda diyaarka u ah kulanka Caawa ee Real Betis

Kooxda kubada cagta AC Milan ayaa soo saartay liiska Cayaartoyda diyaar u ah kulanka Saaxiibtinimo ee ay Caawa la Cayaari doonaan kooxda dalka Spain ee Real Betis.

Macalinka AC Milan Vincenzo Montella oo Caawa Magaalada Catania kula dheelaya Naadiga Real Betis.ayaa magacaabay Cayaartoyda u dheeli doonta Cayaartaas Waxaana uu liiskiisa ku soo daray daafacii hore ee Juventus Leonardo Bonucci, balse Waxaa uu dhawaac muruqa ah kaga tagay Lucas Biglia.oo ay Lazio ka soo qaateen dhawaan kaas oo sugayey in uu dheelo kulankiisii koowaad ee AC Milan.

Kulankaan ayaa bilaaban doona Caawa Saacada Muqdisho marka ay tahay 9-45 daqiiqo.

Milan squad for Betis: Antonio Donnarumma, Soncin, Storari; Abate, Antonelli, Bonucci, Gomez, Calabria, Simic, Zapata; Calhanoglu, Kessie, Locatelli, Mauri, Montolivo, Sosa; Borini, Cutrone, André Silva, Suso.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook