Arsenal Waxaa dani ugu jirtaa in ay Naga iibiyaan Alexis Sanchez.hadii kale?

Maalqabeenka Caalamka ka yaabiyey ee dhawaan lasoo Wareegay Cayaaryahanka caalamka oo dhan ugu qaalisan ee Neymar Nasser Al-Khelaifi oo ah milkiilaha kooxda PSG ayaa fariin goodin ah u diray kooxda Arsenal oo uu ka doonayo Xiddiga dalka Chile ee Alexis Sanchez.

Nasser Al-Khelaifiā€¯Waxaan doonayaan in aan Arsene Wenger kala hadlo heshiiska Cayaaryahanka Alexis Sanchez oo aan doonayo in kala soo Wareego waxaana dani ugu jirtaa in ay si sharf leh Nooga iibiyaan hadii kale Lacag ayaan u adeegsan doonaan waanan ka qaadan doonaan inaga oo aan asxaan uga ahayn sidaa waxaa ka soo xigtay Wargeyska Daily Mail.

Ninkaan lacagta badan oo u dhashay dalka Qatar ayaa Jimcihii ka soo jeestey lasoo Wareegitaankii ugu layaabka badnaa kubada Cagta Taariikhda kadib markii uu 222 milyan ku soo qaatay Neymar hadana waxa uu donayaa Alexis Sanchez oo uu leeyhaay inta aan xushmada idiin hayno nagala hadla beeca Xiddiga dalka Chile.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook