opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Barlamaanka galmudug oo ka Hadlay Ciidamada isku dhafka Galmudug iyo Puntland ee Gaalkacyo loo sameyay +Cod

Share

Iyadoo maalintii shalay ahayd Qaar kamid ah ciidanka isku dhafka ah ee Galmudug iyo kuwa puntland kulan ka dhacay Gaalkacyo lagu wareejiyay agabkii ay kushaqeyn lahaayeen Ayaa waxaa soo dhaweeyay Xildhibaano katirsan maamulka Galmudug.

Xildhibaan duraan Cali Jaamac oo kamid ah xildhibaanada maamulka Galmudug aya soo dhaweeyay ciidankan iyo agabka lagu wareejiyay waxaa uuna ugu baaqay xildhibaanku in ciidanku ay ka shaqeyaan nabada Magaalada gaalkacyo.

mudooyinkii lasoo dhaafay Ayaa maamulda Puntland iyo kan Galmudugba Waxa ay kashaqeynayeen sidii ay ku soo gaba gabeen lahaayeen diyaarinta ciidanka shaqeeya nabadda Gaalkacyo.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook