opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Borussia Dortmund oo Ganaaxday Ousmane Dembele

Share

 

Kooxda kubada Cagta Borussia Dortmund ee dalka jarmalka ayaa shaacisay in ay Ganaaxeen Cayaaryaahnkooda Ousmane Dembele kaas oo amar la aan ka baxay Tababarka kooxda Khamiistii la soo dhaafay.

Macalinka cusub ee Naadiga Borussia Dortmund Peter Bosz oo Saxaafada lahadlay in Xiddiga 20 sano jirka ah ee Ousmane Dembele lagu Ganaaxay in uusan mudo Todobaad ah ka qayb qaadan Tababarka kooxda isla Markaana aan lasiin Todobaadkaas wax Mushaar ah waxaana lagu eedeeyey in uu Sameeyey amar diido kana baxay Tababarka kooxda.

Ousmane Dembele oo bartilmaameed u ah kooxda Barcelona oo u dooneysa badalka Neymar ayaa kooxdiisa Borussia Dortmund waxa ay diidey €130m oo ay u soo bandhigtay kooxda dalka Spain oo uu doonayo wiilka dalka France in laga iibiyo waana mida keentay ayaa la leeyahay in uu ka gadoodo Tababarka kooxdiisa.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook