opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Chelsea oo lagu garaacay Gurigeeda Roosayaalna Xaabsatay +Sawirro

Share

K

 

ooxda kubada Cagta Chelsea ayaa lagu Garaacay Garoonkeeda kulankii koowaad ee Horyaalka dalka England kadib Naadiga Burnley uu kaga badiyey 3-2.

Chelsea oo ah kooxda difaacaneysa Horyaalka dalka England ayaa Noqotey kooxdii koowaad ee laga badiyey Cayaarta u horeysa tan iyo Sanadkii 1968 waxaana Naadigaan Calaamada Casaanka ah ka qaatay 2 Cayaaryahan oo kala ah Gary Cahill iyo Cesc Fabregas kuwaas oo sidoo kale Ganaax kaga maqnaan doona Cayaaraha soo socda.

CHELSEA: Courtois; Rudiger, Luiz, Cahill; Azpilicueta, Kante, Fabregas, Alonso; Willian, Batshuayi (Morata 59), Boga (Christensen 18 (Musonda 90+2)).

SUBS NOT USED: Caballero, Tomori, Kenedy, Scott.

GOALS: Morata 69

BOOKINGS: Fabregas, Alonso, Luiz, Rudiger

SENT OFF: Cahill 14, Fabregas 81

BURNLEY: Heaton; Lowton, Tarkowski, Mee, Ward; Gudmundsson (Arfield 75), Cork, Hendrick, Defour (Walters 75), Brady; Vokes.

SUBS NOT USED: Taylor, Barnes, Westwood, Long, Pope.

GOALS: Vokes 24, 43; Ward 39

BOOKINGS: Brady, Mee, Arfield

REFEREE: Craig Pawson

ATTENDANCE: 41,616

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook