opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Ex-Xildhibaan Cabdi Barre”Dib u Dhacii ugu Weynaa ayuu Gaas ku Hayaa Puntland +COD

Share

Iyadoo ay jiraan dhaliilo kala duwan oo ay Siyaasiyiintu u jeedinayaan Madaxda Maamulka Puntlland ayaa Madaxweyne Cabduweli Gaas waxaa la Xaqiijiyay inuu si Rasmi ah ugu Fashilmay Hogaanka Puntland,

Ex-Xildhibaan Cabdi Barre Yuusuf Jabriil oo ka mid ah Xildhibaanadii Maamulka Puntland u matalayay Baarlamaankii hore oo ka hadlay Magacaabista Golaha Wasiirada Cusub ee Maamulkaasi ayaa sheegay inaysan waxba uga duwaneyn kuwii hore,

Waxa uu shaaciyay in Madaxweyne Gaas uu ku Fashilmay Hogaanka Puntland marka loo eego Qudbadii uu jeediyay ka hor inta aan Madaxweyne loo dooray iyo balan qaadyadii uu sameeyay,

Cabdi Barre ayaa sheegay in Cabduweli uu ku tilmaamay Puntland Gabar Qurux badan oo Aalkoliiste ah waxaana uu ugu daray Dib u dhac intii ay dadku ka sugayeen inuu wax u qabto.

Ex-Xildhibaan Cabdi Barre Yuusuf Jabriil ayaa ka digay in Baarlamaanka Puntland uu indhaha ka laabto Qaladaadka Siyaasadeed ee Gaas uu ku niyad jebiyay shacabka Puntland.

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook