Heshiiskii Puntland iyo Galmudug kadib Ciidamo Cusub oo Gaalkacyo lagu Arkay +COD

 

Maamulada Puntland iyo Galmudug ayaa Ciidamo Gaar ah oo ka shaqeeya AMniga Gobolka Mudug ka sameeyay halkaasi iyadoo ay howl galkoodii ugu horeeyay ka bilaabeen Magaaladaasi,

Gudoomiye ku xigeenka AMniga Gobolka Mudug ee Puntland Cabdi Xuseen Maxamed ayaa saheegay inay Ciidamadani kala ahayn labo maamul oo ay yihiin Ciidamada AMniga Gaalkacyo,

Waxa uu beeniyay inay u gaar yihiin CIidanku Maamulka Puntlan isaga oo sharaxaad guud ka bixinaya waajibaadka Ciidamadaasi.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook