opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Jose Mourinho oo lasooshirtagay 28 Cayaaryahan oo uu ku doonayo Horyaalka Premier League

Share

Macalinka Manchester United Jose Mourinho ayaa soo bandhigay magacyada 28 Cayaaryahan oo uu sheeegay in uu ku doonayo Xiligaan in uu ku qaado Horyaalka Premier League dalka England.

Magacyada Cayaartoyda uu soo bandhigay Jose Mourinho waxaa ku cusub 3 Xiddig oo kaliya kuwaas oo kala ah Victor Lindelof, Romelu Lukaku iyo Nemanja Matic inta kale ayaa ah Cayaartoydii xiligii la soo dhaafay iyo kuwo da.yar oo uu soo dalacsiiyey.

Wargeyska Manchester Evening News.ayaa daabacay in Jose Mourinho uu u muuqdo mid aan dooneyn Cayaartoy kale iskuna halayn karaya kuwa uu hada haysto kadib Cayaaro badan oo uu dheeley Waxaana Xiddigahaan 28 ka ah ay dheeli doonaan Premier League iyo Champions League.iyo koobabka kale ee ay ka qayb gelayaan xiliga soo socda.
2017-18 United first-team squad

Goalkeepers

De Gea, Romero, Joel Pereira

Defenders

Valencia, Fosu-Mensah, Bailly, Smalling, Lindelof, Jones, Tuanzebe, Rojo, Blind, Darmian, Shaw

Midfielders

McTominay, Carrick, Herrera, Matic, Fellaini, Pogba, Andreas Pereira, Lingard, Young, Mata, Mkhitaryan

Strikers

Martial, Rashford, Lukaku

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook