opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Liverpool oo bareejo Goolal badan ku bilaabatay Horyaalka England +Sawiro

Share

Kooxda kubada Cagta Liverpool ayaa kulankii koowaad ee Horyaalka dalka England Waxa ay Gashay bareejo 3-3 ah kadib markii ay la Cayaareen kooxda Watford.

Liverpool ayaa labareejeeyey daqiiqadii 92 aad ee Cayarata waxaana bareejadaas ay ahayd mid aad u adag oo inta badan laga gacan sareeyey iyada oo lagala hor maray Goolasha Waxaana laga dareemay maqnaashaha Xiddiga dalka Braziil ee Philippe Coutinho.

WATFORD (4-2-3-1): Gomes 5; Janmaat 5.5 (Femenia 18 min, 5), Kaboul 6, Britos 6, Holebas 5.5; Doucoure 7, Chalobah 6; Amrabat 6.5, Cleverley 6.5, Pereyra 6.5 (Ricarlison 49, 6.5); Okaka 7 (Gray 63, 5).

SUBS: Pantilimon, Prodl, Capoue, Watson.

SCORERS: Okaka 8, Doucoure 32

BOOKINGS

MANAGER: Marco Silva 6

LIVERPOOL (4-3-3): Mignolet 5; Alexander-Arnold 6 (Gomez 90), Lovren 6, Matip 5, Moreno 5; Can 6.5, Henderson 6, Wijnaldum 6; Mane 7, Firmino 7.5 (Origi 81), Salah 7 (Milner 86).

SUBS: Karius, Grujic, Klavan, Solanke.

SCORERS: Mane 29, Firmino (pen) 55, Salah 57.

BOOKINGS: Mane, Alexander-Arnold, Mignolet

MANAGER: Jurgen Klopp 6

MOM: Roberto Firmino

REFEREE: Anthony Taylor 6.5

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook