opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Maamulka Gobolka Hiiraan oo si kulul uga hadlay mooshin laga keenay Madaxweyne Cosoble +Cod

Share

Maalmihii u dambeysay waxaa socotay hadalheyn ku aadan in Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Cali Cabdulalahi Cosoble ay jiraan Xildhibaano ka wada mooshin kadib markii uu Magacaabay degmooyin cusub oo ka tirsan Gobolka Hiiraan.

Afhayeenka Maamulka Gobolka Hiiraan Maxamed Cali Noor Dabaashe ayaa sheegay in aan loo baahneyn xiligaan in la keeno Mooshin ka dhan ah Madaxweyne Cosoble.

Waxa uu tilmaamay in Degmooyinka Cusub ee Gobolka Hiiraan ay yihiin kuwo yar loona baahan yahay in la sii Kordhiyo sida uu hadalka u dhigay.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook