opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Magacyada Hogaamiye-yaasha Duqeynta looga Dilay Al-Shabaab +COD

Share

Maamulka Gobolka Sh hoose ayaa shaaciyay Qasaaraha ka dhashay Duqeymo ay Diyaaradaha Dagaalka ee Dowlada Kenya ka fuliyeen halkaasi,

Wararka ka imaanaya Degaanada ku dhow dhow laanta buuro ayaa sheegaya inay daku maqlayeen shalay iyo maanta duqeymaha oo Degaanada Qaarkood ku hoobanayay,

Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Sh hoose ayaa sheegay inay ku dileen duqeynta Saraakil sar sare oo ka tirsan Xarakada Al-Shabaab kuwo kalena ay ku dhaawaceen,

Waxa uu shaaciyay inay muhiimadu tahay inay Wiiqaan Awooda Al-Shabaab ee Gobolkaasi

 

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook