opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Magacyada Xulka dalka Braziil oo la Magacaabay

Share

Macalinka xulka dalka Brziil ayaa Goordhow Magacaabay Cayaartoyda u matali doonta isreeb reebka koobka aduunka 2018 Gaar ahaan Kulamada ay ladheeli doonaan dalalka Ecuador iyo Colombia.

Xiddigaha u wada Cayaara liverpool ee ee kala ah Philippe Coutinho iyo Roberto Firmino ayaa lagu daray xulka dalka Braziil kuwaas oo ka mid Noqon doonaa Cayaartoy u dheeli doonta dalkoosa isreeb reebka koobka aduunka.

Hadaba waa kuwee Cayaartoyda uu Magacaabay Macalinka xulka Braziil?

GOALKEEPERS

Alisson (Roma), Cassio (Corinthians), Ederson (Manchester City)

DEFENDERS

Dani Alves (PSG), Fagner (Corinthians), Filipe Luis (Athletico Madrid), Marcelo (Real Madrid), Marquinhos (PSG), Miranda (Inter Milan), Rodrigo Caio (Sao Paulo), Thiago Silva (PSG)

MIDFIELDERS

Casemiro (Real Madrid), Fernandinho (Manchester City), Giuliano (Zenit), Luan (Gremio), Paulinho (Guangzhou Evergrande), Philippe Coutinho (Liverpool), Renato Augusto (Beijing Guoan), Willian (Chelsea)

FORWARDS

Firmino (Liverpool), Gabriel Jesus (Manchester City), Neymar Jr (PSG), Taison (Shakhtar Donetsk)

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook