Mo Farah oo ku guuleysay Orodka 10,000 Mitir Tartan ka dhacay London+ Sawirro

Orodyahanka Ingiriiska ee asalkiisu yahay Soomaaliya Mo Farah ayaa ku guuleystay tartanka orodka 10,000 mitir ee orodka World Athletics Championships.

Tartankan oo ka dhacay magaalada London ayaa noqonaya markii 6-aad ee Mo Farah uu bilad caalami ah, waxaana garoonka uu billada cusub ku qaaday uu yahay Lodon Stadium oo sanadkii 2012 uu isla biladan ku guuleystay.

Mo Farah oo 34 sano jir ah wuxuu kaalinta koowaad ka galay Joshua Cheptegei oo Uganda ka socday, iyo Paul Tanui oo Kenya u dhashay. wuxuuna ku orday 26 daqiiqo iyo 49 seken.

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook