opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Siyaasada Cali Khalif waa tii Ruushka ee Gabowday +Video

Share

Gudoomiyaha Degmada Buuhoodle C/fataax Cali Cawil ayaa si adag uga hadlay Safarkii Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid Faysal Cali Waraabe shalay uu ku Booqday Degmada Widh Widh oo katirsan Deegaanada Khaatumo, Islamarkaana uu kula Kulmay Madaxda khaatumo.

Dhinaca Kale Gudoomiyaha ayaa Madaxwaynaha Khaatumo Pro Cali Khaliif ku eedeeyey inuu Ku Fashilmay Guud ahaan Siyaasada Deegaanada Khaatumo Waxaana uu Kaloo Baaq u Diray Waxgaraka Deegaanada Khaatumo.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook