opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Taageerayaasha PSG oo ku jees jeesey Gerard Pique

Share

Taageerayaasha kooxda kubada Cagta PSG ee dalka France ayaa ku jees jeesey daafaca Naadiga Barcelona ee Gerard Pique kaas oo intii uusan Neymar u soo dhaqaaqin kooxdooda sheegay in uu sii joogi doono Barcelona.

Gerard Pique ayaa bartiisa Twitter-ka ku soo daabacay erey isbaanish ah oo u qornaa sidaan “se queda pas” oo micno ahaan Noqoneysa wuu joogayaa Waxaase taas si jees ah uga Jawaabay qaar ka mid ah Taageerayaasha Naadiga PSG oo kusugnaa Garoonka kooxd.

Waxaa lasoo Saaray koox Taageerayaal ah oo wadata funaanada Nambarka 10 aad ee lasiiyey Neymar kuwaas oo hadalkii Gerard Pique oo faransiis ahaan u qoran dhabarka ku soo qortay taas oo ay jees jees ahaan ugula hadlayeen daafaca Barcelona waxaana soo bandhigay Wargeysyo badan oo yurub ah.

Qaar badan oo ka mid ah Cayaartoyda Barcelona ayaa Neymar ugu hambalyeeyey ku biiritaankiisa PSG halka kuow kalana muujiyeen in aad uga xunyihiin in uu katago Naadigooda waxaana kuwaas ka mid ah Gerard Pique.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook